Views
645
This YouTube video has 645 views and was published Oct 19, 2026 on Universal TV. That is 0.1x the channel's average views.
Warka Universal TV 19 10 2026
Dhimashada 2 Qof iyo dhaawacyo ka dhashay gaari xamuul oo ka soo dhacay buundada Waaberi.
In ka badan 30 qof oo ay ku jiraan Soomaali ayaa ku geeriyooday Duqeyn Diyaaradeed xadka Suudaan.
Janaraal Ceydiid ayaa shalay dadka reer Koonfurgalbeed biya ka gadi-jiray maanta Xasan Sheekh.